Waxaa daabacay Kirja kerrallaan Helsinki Finland
La soo xiriirka turjumaha ee ku saabsan qaamuuska
Haddii aad xiiseyneysid qaamuuskan oo aad dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo haddii aad ku aragtid khaladaad xagga tarjamada ah, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane ha kaa abaalmariyo. Waxaad fadlan kala soo xiriiri kartaa cinwaanka turjubaanka qaamuuskan bariidka xaasuubkiisa “e-mailkiisa” oo ah: ”elab@suomi24.fi”.
Mahadnaq
Waxa aan ugu horrayntii u mahadnaqayaa Eebbe, oo igu galadaystay nimcooyin tira badan oo aanan koobi karin. Ka dibna waxaan u mahadnaqayaa dhammaan dadkii igu caawiyey talo, fikrad, dhiiragalin iyo sida habka wax loogu qoro xaasuubka “kombiyuutarka” gaar ahaan macalin Jaamac. Waxaan idin leeyahay جزاكم الله خيرا.
Taariikh nololeedka qoraha oo kooban iyo tixraac qoraalo
Qaamuuska carabiga waxaan ka turjumey qaamuuska la yiraahdo “Sixaaxii oo la soo koobay” مختار الصحاح ee uu qorey Maxamed Abuubakar Cabdulqaadir oo loo yaqaan “Ar-raazi”. Mana wada turjumin qaamuuskaasi ee waan soo koobay. Ar-raazi wuxuu ahaa af-yaqaan Eebbe ha u naxariistee. Wuxuuna leeyahay kutubo dhowr ah oo uu ka mid yahay qaamuuskan.
Hordhaca qoraha
بسم الله الرحمن الرحيم
Waxaan ku bilaabayaa magaca Eebbaha Naxariistaha guud Naxariistaha gaar.
Waxaa mahad iska leh Eebbe, naxariista iyo nabadgalyadiisa korkiisa ha ahaatee uunkiisa kii ugu wanaagsanaa Maxamed ee loo soo direy dadkii ugu wanaagsanaa iyo reerkiisa iyo intii raacdey dhammaantood.
Wuxuu yiri addoonkii u baahnaa naxariista iyo dembidhaafka barbaariyihiisa Maxamed Abiibakar Cabdilqaadir “Ar-Raazi” Eebbe ha u naxariistee.
Kani waa qaamuuska carabiga oo kooban oo aan ka qorey qaamuuska As-sixaaxa ee uu qorey aqoonyahanka afka carbeed Abii Nasri Ismaaciil Xamaad ee loo yaqaanay “Aljowhari” Eebbe ha u naxariistee kolkii aan u arkey qaamuusyada la qorey kii u wanaagsanaa. Waxaana u bixiyey qaamuuskeyga “Sixaaxii oo la soo koobay”. Waxaan ku koobay qaamuuskeyga erayada loo baahan yahay inuu yaqaano aqoonyahan kasta oo yaqaan aqoonta diinta “فقيه” ama aqoonta Nabiga noloshiisa “حافظ” ama “محدث” ama aqoonta suugaanta “أديب”. Ereyada aan ku koobay qaamuuska waxaa ka mida ereyada Qur’aanka kariimka iyo Xadiiska Nabiga, waxaana ka tegey ereyada adeegsigoodu yar yahay anigoo doonayey inuu noqdo qaamuuska mid kooban. Waxaan ku darey ereyo kale oo badan oo waxtar leh oon ka qorey qaamuuska Tahziib ee uu qorey “Al-Azhari”, iyo qaamuusyo kale oo lagu kalsoon yahay iyo ereyo kale oo Eebbe igu garabdaarey inaan ku biiriyo. Kol kasta ood la kulanto “waxaan iri” waa wixii Sixaaxa aan ku kordhiyey.
Waxaana Eebbe ka baryayaa inuu ka yeelo aqoonteyda iyo howsheydaba mid loo sameeyay Eebbe dartiis Eebbana ha ka dhigo mid wax igu tara aniga iyo idinkaba Eebbaa Wanaag ugale iyo Naxariis badane ahe.
Hordhaca turjumaha
Waxaan ku bilaabayaa magaca Eebbaha naxariistaha guud naxariistaha gaar.
Waxaa mahad iska leh Eebbe, nabadgalyadiisana korkooda ha ahaato adoomadiisa uu doortay.
Kani waa qaamuuska carabiga, ulajeedadaydu waxay tahay in aan ugu dhawaado Eebbe, aniga oo ugu turjumaayo qaamuuska carabiga afka soomaaliga ardayda, maxaa yeelay waa afka nabigeena Maxamed naxariista Eebbe iyo nabadgalyadiisa korkiisa ha ahaatee isaga iyo reerkiisa iyo intii raacdey dhammaantood, waana afka Qur’aanka kariimka. Labadaas ayayna ku dhisan yihiin sharciga islaamka.
Waxaan ugu dambayntii Eebbe ka baryayaa in uu aniga “turjubaanka”, qoraaga qaamuuskan iyo intii i caawisayba uu miisaanka wanaagyadeena noogu daro maalin aysan xoolo iyo caruur waxba tarayn.
Sida la og yahay qofkii ugu horeeyey ee qora qaamuuska carabiga wuxuu ahaa
Al-khaliil Axmed Al-faraahiidi, qaamuuskiisii la oran jiray caynka “العين”.
Diinta Islaamku waxay qabtaa ” فرض الكفاية ” inuu barto carabiga qofkii awoodo.
Erayga qaamuus af carabi ahaan waxaa loola jeedaa badwayn.
Erayga qaamuus ereybixinta hadda dambe faaftay waxaa loola jeedaa qoraal ku uruursan erayada afka.
Turjumaha
Helsinki talaado 18.9.1427 H. oo ku aaddan 10.10.2006 M.
بسم الله الرحمن الرحيم
Aa, dhawaaqtada آ
Agoosto آب
Dhawaaqtada آيَ
A, ”ma” eray weydiimeed أ
Daaqa, cooska الأب
Alif ba’da الأبجدية
Weligeed الأبدBacrimin, cirbadda أبر, الإبرة
Kilkisha الإبط
Baxsaday ”adoonkii” أبق
Geela, koox “shimbiro ah” الإبل, أبابيلDiidmada, aabaha الإباء, الأبDameerta الأتان
Imaaday, siiyay أتى
Alaabta guriga الأثاثSunnada nabiga, saamaynta الأثر, التأثيرDembiga, ciqaabta dembiga الإثم, الأثامHolaca, dhanaan الأجيج, أجاج
Abaalka, kireysashada الأجر, الأجرة
Fasax إجازة
Cambaruudka الإجاص
Xiliga ”geerida”, dib udhigay, haa الأجل, أجل, أجلBiyaha wasaqda ah الآجن
Halka, maalinta axadda الأحد, يوم الأحد
Sunnada nebiga ee runta ah الأحاديث الصحيحة
Nacaybka الإحنة
Walaalka, walaal”sha” الأخ, أخت
Qaatay أخذ
Dib udhacay تأخر
Arinta xun الإد
Edebyeeshay, suugaanyahan تأدب, أديب
Aadan iyo aabaha dadka oo dhan آدم
Qodobyada “naxwe” iyo qalabka الأدوات
Isla markiiba iyo kolkii إذ
Haddii, islamarkiiإذا
Maarso اذار
Warfaafin أذاع
Idaacad إذاعة
Haddii إذما
Sidaas darteed إذن
Ogolaaday أذن
Hadduu Eebbe ogolaado بإذن الله
Dheg أذن
Aadaanka, ogeysiinta الأذان
Aadaanka salaadda أذان الصلاة
Dhibay أذى
Taariikheeyay, taariikh أرخ, تاريخ
Bariiska الأرز
Dhulka الأرض
Bakayle أرنب
Dhawaatay أزف
Libaax أسد
Bare, ustaad أستاذ
Qabsaday أسر
Waan ka xumahay آسف
Usaama iyo libaax أسامة
Magaca muujiyaha “naxwe” اسم الإشارة
Asalka الأصل
Uf iyo qashin أف
Mas أفعى
Beenta الإفك
Cunay أكل
Qodobka gartada “ka iyo ta” أل
Almaas iyo dheeman الماس
Soojeedinta “hooyaay” أَلا
Ku boorin أَلاَّ
Ka ahayn إلا
Iwm إلخ
Mideeyay, caadaystay iyo soodhaweeyay ألف
Kaalmada, layaabidda iyo baroordiiqqa ألف
Qore مؤلف
Kun ألف
Xanuunsaday تألم
Jarmalka المانيا
Ma jiro Eebbe aan ahayn Eebbaha لاإله إلا الله
Eebbe الله
Eebbaa weyn الله أكبر
Eebbow اللهم
Dhamaadka “ku” إلى
Mise أم
Miyaa أما
Ama إمّا
Faray أمر
Faridda الأمر
Falka fartada “naxwe” فعل الأمر
Ina boqor, amiir أمير
Fishay أمل
Hortiisa أمامَ
Hooyo أم
Qaran أمة
Adoonta الأمة
Imaam, ”salaadda, cilmiga, maamulka” إمام
Rumeeyay, mu’minka, iimaanka آمن, المؤمن, الإيمان
Nabadgalyada الأمان
Fasirtada “in” أن
Shardiga”haddii” إن
Ma aha إِنْ
Xoojinta “runtii” إنَّ
Aniga أنا
Waxaan ahay soomaaliyad أنا صومالية
Bilaabay انبرى
Adiga “ta’da kordhoban waa lab” أنت
Adiga “ta’da hoosdhaban waa dheddig” أنتِ
Labadiina أنتُما
Idinka ”lab” أنتُم
Idinka ”dheddig” أنتُن
Dheddig أنثى
Dadka الإنس
San أنف
Xaragaysan أنيق
Isdiyaariyay تأهب
Reerka الأهل
Soodhowoow اهلا وسهلا
Magaca qalabka “naxwe” اسم الآلة
Ama أو
Soonoqday iyo soonoqdaha ”toobad” آب, التائب
Koowaad أوَل
Ta’wiilka iyo tafsiirka التأويل
Reer آل
Haa إي
Dhawaaqtada iyo fasiridda أي
Dhawaaqtada أيَا
Maajo, meey أيَار
Sidoo kale أيضا
Adiga إِيَّاكَ
Sebteembar أيلول
Ninka ama naagta reerka lahayn الأيامي
Halkee, goorma, hadda أين, أيان, الأن
Halkeed ka timid? من أين أتيت؟
Halkeed ku nooshahay? أين تسكن؟ أين تسكنين؟
Kii أيُّ
Magaaladee? أيّ مدينة؟
Aayadda ”Qur’aanka” الآية
Dhejinta, darteed, dhaarta, kaalmada باء
Ceelka البئر
Alla xumaa, muxuu hoogey بئس
Cadaabka, dhibka البأس, البأساء
Bikrada البتول
Raadiyey بحث
Shiraacday أبحر
Bad بحر
Har بحيرة
Qiiq بخار
Bilaabay بدأ
Waxaan bilaabay mardhow barashada afka carabiga بدأتُ مؤخرا دراسة اللغة العربية
Yeelaha ”naxwe” المبتدأ
Bidcada “waxaan ku jirin diinta” البدعة
Ku bedeley بدل
Fasirtada “naxwe” البدل
Jir بدن
Muuqday بدا
Beeray iyo xoolo kuciyaarid بذر, تبذير
Ku dadaalay بذل
Abuurka iyo abuuraha “Eebbe” البرية , البارئ
Dhufays, qalcad, meere iyo isqaawinta برج, التبرج
Shalay البارحة
Qaboow بارد
Bariid iyo boosto بريد
Fariinsidaha, shaqaaleboosto ساعي البريد
Wanaajinta البر
Barzakha “geerida iyo aakhiro udhexeysa” البرزخ
Ku xeeldheeraaday برع
Hilaaca البرق
Barakeeyay “kordhiyay” بارك
Mabruuk مبروك
Caddaynta البرهان
Tartan مباراة
Balaariyay بسط
Dheeraaday بسق
Dhoolacadeeyay ابتسم
Candhuuf tufay بصق
Basal بصل
Booloboolo بط
Tartiib بطئ
Qaro بطيخ
Buriyay, Halyeeyga بطل, البطل
Calool بطن
Fogaanshaha البعد
Ka dib بعدَ
Geela البعير
Qaar بعض
Kaneeco بعوضة
Ninka البعل
Xadgudbay بغى
Lo بقرة
Joogay بقي
Goor hore باكر
Ooyay بكى
Ee waa بل
Qoyan مبتل
Wadan بلد
U sheegay أبلغ
Warcelinta “haa” بلى
Wiil iyo gabar ابن, بنت
Dhisay بنى
Ismabadalka erayga u dambeeya “naxwe” البناء
Kafee “midab”, buni بني
Suul إبهام
Gaday, iibiyey باع
Kaadi بول
Noqdey dhaxay “naxwe” بات
Guri بيت
Caddaan أبيض
Ukun iyo beed بيض
Iibiye, gade بائع
Dheddigga, dhaarta تاء
Ta’ yarta التاء المربوطة
Mataane توأمDhamaha ”naxwe” التام
Hoogga, wuu hoogey التباب, تبت يداه
Raacdo “naxwe” تابع
Raacay تبع
Ganacsi تجارة
Hoos تحت
Matxafka, miyuusiyamka المتحف
Ciidda التراب
Iska daayay, ka tegey ترك
Oktoobar تشرين الأول
Nofeembar تشرين الثاني
Daalan تعبان
Tufaax تفاحة
Raacay iyo aqriyay تلا
Dhamaystiray تم
Juulaay, luulyo تموز
Kalasaaridda “naxwe” التمييز
Yaxaas تمساح
Sugay أثبت
Naas ثدي
Xoolaha الثروة
Dawaco, dacawo ثعلب
Dhaqan ثقافة
Culus ثقيل
Talaadada iyo salaasada الثلاثاء
Saddax ثلاثة
Talaajo, firinjeer ثلاجة
Baraf ثلج
Dabadeed ثم
Halkaasi ثَم, ثمةّ
Qiime ثمن
Intii أثناء
Ilbiriqsi iyo sekan ثانية
Labo إثنان
Isniinta الإثنين
Kabaxsanida “naxwe” المستثنى
Dhar ثوب
Dibi ثور
Toon ثوم
Aljebra الجبر
Buur جبل
Fulay جبان
Farmaajo جبن
Awoow, ayeey جد, جدة
Derbi, gidaar جدار
Tijaabiyay جرب
Dhaawacmay جرح
Makordhaha ”naxwe” المجرد
Dabacase iyo karot جزر
Aljazaair iyo aljeeriya الجزائر
Kawaanle جزار
Reeb “naxwe” جزم
Abaalmarin, xoolaha gaalada bixiso جزاء, الجزية
Jirka الجسد
Buundo جسر
Jir جسم
Bilaabay جعل
Maqaarka الجلد
Baraf جليد
Fariistay جلس
Warcelinta “haa” جَلَلْ
Manoole, ismabadalaha ”naxwe” جماد, الجامد
Jumaadil-uulaa ”bisha musl. ee 5aad” جمادي الأولي
Jumaadis-saaniya ”bisha m. ee 6aad” جمادي الثانية
Masjid, masjid-jaamic جامع
Jaamacad جامعة
Aruuriyey جمع
Kooxda dheddigga toosanaha جمع المؤنث السالم
Kooxda labka toosanaha جمع المذكر السالم
Koox matoosane جمع تكسير
Jimcada الجمعة
Majmac, akadeemiya مجمع
Weerta ”naxwe” الجملة
Quruxsan, quruxley جميل, جميلة
Jinka الجن
Waalan مجنون
Shisheeye أجنبي
Koonfur جنوب
Koonfur Afrika جنوب إفريقيا
Askari جندي
Janaasada iyo duugta الجنازة
Ijtihaad ” Garasho go’aan sharci islaam” إجتهاد
Halgame, mujaahid مجاهد
Mujtahid “yaqaan go’aan sharci islaam” مجتهد
Ismoogeysiiyay تجاهل
Falka lamayaqaanaha ”naxwe” الفعل المجهول
Jahannamo naarta “cadaabka” tan ugu daran جهنم
Cimilo wanaagsan الجو جميل
Kajawaabay أجاب
Sigsaan جورب
Jawaas-safar, baasaboor جواز سفر
Dadbanaha المجازي
Gaajo جوع
Falka xarafkiisa dhexda isbadala “naxwe” أجوف
Qalalan جاف
Yimid جَاء
Fiican جيد
Deris, jaar جار
Warcelinta “haa” جَيْرِ
Ciidanka الجيش
Jeclaaday أحب
Alla wanaagsanaa حبذا
Alla mawanaagsana لا حبَّذا
Xarig حبل
Tan iyo intii حتى
Suniye حاجب
Dhagaxa الحجر
Bir حديد
Hadlay تحدث
Beer حديقة
Digay حذر
Kabo حذاء
Kulul حار
Dagaalka الحرب
Ilaaliyey حرس
Xarfaha meeleeyaasha “naxwe” حروف الجر
Alif ba’da حروف الهجاءِ
Gubtay حرق
Shaqalka الحركة
Xaaraantimeeyay, aan la ogolayn حرّم
Muxarram ”bisha muslimiinta ee 1aad” محرم
Lagayaabo حرى
Suun حزام
Juun, juunyo حزيران
Murugeysan حزين
Xaasuub, kombiyuutar حاسوب
Xisaabay حسب
Xaasiday حسد
Wanaajiyey حسن
Cayayaanka الحشرات
Ka ahayn حاشا
Goostay “beer” حصد
Helay حصل
Faras حصان
Ku booriyay حض
Keenay أحضر
Yimid حضر
Burburiyay تحطم
Nasiib حظ
Guul wacan حظا سعيدا
Qoday حفر
Ilaalsaday أحتفظ
Xaafila, bas حافلة
Xaflad حفلة
Istaahilay استحق
Toosanaha الحقيقي
Go’aamiyey حكم
Maxkamad محكمة
Dhaartay حلف
Timojare حلاق
Xiiray ”timo” حلق
Riyooday حلم
Macaan حلو
Mahadiyay حمد
”Nebi” Maxamed ”lagu mahadiyey” n.n.k. محمد
Guduud, casaan أحمر
Dameer حمار
Dameer farowga الحمار الوحشي
Qaaday حمل
Musqul, suuli حمّام
Ilaaliyey حمى
Garyaqaan, qareen محامي
Dembiga الحنث
Muslinka الحنيف
Asxaabta nebi Ciise n.n.k. الحواريون
Qaabka falka “naxwe” الحال
Iskudayey حاول
Ku saabsan حولَ
Nibiri حوت
U baahday إحتاج
Xoolaha الحيوانات
Xaawo “hooyada dadka oo dhan حواء
Halka حيث
Caado “dhiiga dumarka kudhaca” حيض
Mararka qaarkood أحيانا
Salaamay حيى
Isku qariyey إختبأ
Xunka الخبيث
U sheegay أخبر
Sheegtada “naxwe” iyo warka الخبر
Sheegtada haddii iyo walaalaheed خبر (إن) وأخواتها
Tijaabiyey إختبر
Dubay, rooti خبز, خبز
Faraanti, fargashi خاتم
Gudniinka الختان
Xishooday خجل
Dhaban خد
Adeegay خدم
Qalinjabiyay تخرج
Baxay خرج
Khariirad خريطة
Ido خروف
Deer خريف
Hooseyn خزي
Waayay, lumiyay, khasaaray خسر
Dayax-madoobaad خسوف
Cabsaday خشي
Gaar خاص
Cagaar أخضر
Khudaar خضراوات
Gafay أخطأ
Maxaa kugu dhacay ما خطبك
Qorsheeyay خطط
Afduubka الخطف
Talaabada الخطوة
Hoosdhowga الخفض
Fudud خفيف
Ku guuldaraystay أخفق
Qarsoomay اختفى
Gacan خليج
Waaritaanka الخلد
Daacadnimada الإخلاص
Siibay خلع
Dib خلف
Laysku raacsanayn مختلف
Khaliifka iyo madaxweynaha الخليفة
Abuuray, dabeecad خلق
Lagayaabo اخلولق
Intii خلالَ
Ka baxsanida “ka ahayn” خلا
Musqul, suuli خلاء
Khamro خمرة
Shan خمسة
Khamiista الخميس
Qiyaasay خمن
Doofaar خنزير
Cabsaday خاف
Cabsi خوف
Abti iyo habaryar خال, خالة
Doortay اختار
Qajaar خيار
Wanaagga الخير
Tolay خاط
Mala awaalay تخيل
Xoolo دابة
Madaxkuti دب
Digaagad, dooro دجاجة
Beenlowga الدجال
Wareejiyay ُدَحْرج
Galay دخل
Qiiq دخان
Qiijiyey, cabay ”sigaar” دخن
Tababartay درب
Baaskiilka, buskuleetiga الدراجة
Mooto دراجة نارية
Cashar, casharo درس, دروس
Dugsiga المدرسة
Ogaaday درى
Dhilanimada الدعارة
Iska dhigay إدعى
Casumey دعى
Diiran دافئ
Riixay دفع
Bixiyey دفع
Aasay دفن
Dukaan دكان
Hagay دلّ
Dhexgalay دمج
Burburiyay دمر
Ilmada الدمع
Dhiig دم
Maamule مدير
Had iyo jeer دائما
Inta دام
Hoos دون
Aan lasocon بدون
Cudur داء
Daawo دواء
Maalinta aakhiro يَوْمِ الدِّينِ
Yeey ذئب
Duqsi, tixsi ذباب
Gowracay ذبح
Xasuustay تذكر
Tazkira, tikidh iyo bilyeeti تذكرة
Xasuusiyay ذكّر
Lab ذكر
Duco, ducooyin ”koox” ذكر, أذكار
Fariid, caqlilow ذكي
Kaas iyo taas ذلك, تلك
Amaandarada الذم
Baxay iyo dahab ذهب
Zul-xijja ”bisha 12aad ee muslimiinta” ذو الحجة
Zul-qacda ”bisha 11aad ee muslimiinta” ذو القعدة
Dhadhamiyey تذوق
Sayn ذيل
Sambab رءة
Madax رأس
Madaxweyne رئيس
Raiisul wasaare رئيس الوزراء
Arkay رأى
Lagayaabo رُبّ
Barbaariye ”Eebbe” رَبِّ
Dhejiyay ربط
Arbacada الأربعاء
Gu ”xilli sanadeed” ربيع
Rabiicul-awwal ”bisha muslim.ee 3aad” ربيع الأول
Rabiicul.assaani ”bisha musli. ee 4aad” ربيع الثاني
Kuwareeray أربك
Dulsaarka الربا
Habeeyay رتب
Rajab ”bisha muslimiinta ee 7aad” رجب
Doorbiday رجح
Gariirka الرجفة
Nin رجل
Dhagax kudilidda الرجم
Turjubaan مترجم
Soodhaweeyay رحب
Iska waran مرحبا
Safar, socdaal رحلة
Qaraabada الرحم
Naxariistaha guud ”Eebbe” الرَّحْمنِ
Naxariistaha gaar ”Eebbe” الرَّحِيمِ
Jaban, rakhiis رخيص
Siinta الرزق
Diray أرسل
Warqad رسالة
Weriye مراسل
Rasuul, nebi, fariinside رسول
Farshaxan رسم
Sugay رسا
Hanuunka الرشاد
Nuujiyay رضع
Eebbe ha ka raali ahaado “saxaabi” رضي الله عنه
Ku hadalka af aan carabi ahayn الرطانة
Cabsida الرعب
Onkodka iyo gugaca الرعد
Koray ترعرع
Doonay رغب
Ka sokow رغمَ
Diiday رفض
Falaha magacyada “naxwe” المرفوع من الأسماء
Saaxiib رفيق
Xusul مرفق
Madadaalin ترفية
Ilaaliyay راقب
Jiiftay رقد
Qoob ka ciyaaray رقص
Tiro رقم
Fuuley ركب
Jilib ركبة
Usoojeestay ركز
Orday ركض
Rukuucay, jilbajabsaday ركع
Tiir, tiirar “koox” ركن, أركان
Ramadaan “bisha soonka iyo 9aad ee mus” رمضان
Tuuray رمى
Yeeray رن
Cabsaday رهب
Maxaad rabtaa?, dooneysaa? ماذا تريد؟
أريد تعلم اللغة العربية لأنها لغة القران الكريم
Waxaan rabaa inaan barto afka carabiga maxaa yeelay waa afka Qur’aanka kariimka
Sheeko رواية
Tebiyay روى
Shakiga الريب
Dabayl, dhuuso ريح
Xisaab رياضيات
Subag زبدة
Dhalo زجاج
Diidida الزجر
Guurguurtay زحف
Beeray زرع
Beerta المزرعة
Geri زرافة
Buluug أزرق
Dhibay أزعج
Gariiray زلزل
Qabowga aadka ah الزمهرير
Adduunka aan rabin الزهد
Ubaxyo أزهار
Nin, naag زوج, زوجة
Guursaday تزوج
Guursadey, guursatey متزوج, متزوجة
Beenta الزور
Tirtiray أزال
Weli ما زال
Saliid زيت
Kordhaha “naxwe” المزيد
Booqday زار
Quruxda الزينة
Timaadada “doonaa” سين
Saacad ساعة
Waydiiyey سأل
Sabtida السبت
Dabaal سباحة
Eebbaa xumaan ka fog iyo hufan سُبْحَانَ الله
Todobaad, sitimaan iyo usbuuc أسبوع
Todobaadka soosocda الأسبوع القادم
Todobaadkii lasoo dhaafay الأسبوع الماضي
Wadada السبيل
Il ku taala jannada سلسبيل
Sali, sijaayad سجادة
Sujuuday سجد
Masjid, masaajid “koox” مسجد, مساجد
Xiray سجن
Daruur سحاب
Xeebta الساحل
Kulul ساخن
Sheegtada ”naxwe” مسند
Yeelaha ”naxwe” مسند إليه
Xuddun سرة
Masrax, tiyaatar مسرح
Caawiyey ساعد
Dadajiyey, udegdegay أسرع
Degdegsan سريع
Xaday سرق
Qufac سعال
Socdaalay سافر
Safarka السفر
Doonta iyo markabka السفينة
Dhacay سقط
Waraabinta السقاء
Shubay سكب
Aamusay سكت
Reeb سكون
Middi سكين
Miskiin مسكين
Hubka السلاح
Diidiin سلحفاة
Diinta Islaamka u hoggaansamidda Eebbe الإسلام
Nabadi korkiina ha ahaato السلام عليكم
Nabadeey مع السلامة
Muslin qofka diinta Islaamka haysta مسلم
Iska cafiyay سامح
Ogolaaday سمح
Maqlay, dhegeystay سمع
Kaluun, malaay سمك
Magacaa? ما إسمك؟
Magacaygu waa Aasiyo إسمي آسية
Cir, cirar, samooyin ”koox” سماء, سماوات
Ilig سن
Sanad سنة
Jidka السنن
Shuban إسهال
Fudud سهل
Madow أسود
Timaadada ”doonaa” سوف
Lug ساق
Suuq aaday, soogatay تسوق
Suuq سوق
Alla xumaa ساء
Xun سيء
Sayaarada, baabuurka, gaariga السيارة
Taariikh nololeedka nabiga n.n.k. السيرة النبوية
Dhalinyarada الشباب
Feberwari, febraayo شباط
Dhergay شبع
Cayda الشتم
Jiilaal شتاء
Geed شجرة
Dhiiragaliyay, geesi شجع, شجاع
Adkeeyay شدّ
Cabay شرب
Sharxay, fasiray, caddeeyay شرح
shurdi, ilaaliye, booliis شرطي
Cajalad شريط
Wado شارع
Bilaabay iyo jideeyay شرع
Jidka iyo shareecada الشريعة
Barasho wanaagsan تشرفنا
Bari شرق
Bariga dhexe الشرق الأوسط
Ka qaybqaatay شارك
Iibsaday, gatay اشترى
Halbowle شريان
Xeeb شاطئ
Shacbaan “bisha muslimiinta ee 8aad” شعبان
Gabyaaga الشاعرُ
Dareemay شعر
Tin شعر
Bushin شفة
Bogsaday, caafimaaday شفي
Mustashfa iyo isbitaal مستشفي
Shakiyay شكّ
Mahadiyey شكر
Mahadsanid شكرا
Aad ayaad u mahadsan tahay شكرا جزيلا
Qaabeeyay شكل
Qorax, cadceed شمس
Bidix iyo woqooyi شمال
Shahaado iyo caddayn شهادة
Caddeeyay شهد
Bil شهر
Shawwaal ”bisha 10aad ee muslimiinta” شوال
Doonay شاء
Hadduu Eebbe doono ”yiraahdo” إن شاء الله
Wax شيء
Dhalinyar شاب
Wadatashiga الشورى
U hiloobay إشتاق إلى
Fargeeto شوكة
Shaykha iyo duqa الشيخ
Kushubay صبّ
Waaberiga الصباح
Noqdey “naxwe”, waabereystey أَصبح
Sabray, dulqaatay, dulqaad صبر
Far إصبع
Saxay صحح
Falka xarfihiisa isbadalin “naxwe” الصحيح
Lamadegaan صحراء
Weriye صحافي
Wargeys صحيفة
Qur’aanka kariimka المصحف الشريف
Xabad صدر
Madax-xanuun صُدَاع
Rumeeyay صدق
Saaxiib صديق
Ku adkaystay أصر
Wado, jid صِرَاطَ
Udhaqmay تصرف
Isbadalaha “naxwe” المتصرف
Bangi, bangiile مصرف, مصرفي
Adag صعب
Kor ufuulay صعد
Yar صغير
Bogga الصفحة
Jaale أصفر
Safar ”bisha muslimiinta ee 2aad” صفر
Eber صفر
Sacbiyay صفق
Heshiiska الصفقة
Hagaajiyey أصلح
Eraybixin مصطلح
Tukaday صلى
”Nebiga” Naxariista Eebbe صلى الله عليه وسلم
iyo nabadgalyadiisa korkiisa ha ahaato ”n.n.k.”
Salaadda, tukashada iyo naxariista الصلاة
Salaadda duhur صلاة الظهر
Salaadda cisha صلاة العشاء
Salaadda casir صلاة العصر
Salaadda maqrib صلاة المغرب
Salaadda subax صلاة الفجر
Loobaahdaha ”Eebbe” الصمد
Dhegta yar الأصمع
Sameeyay صنع
Jaadka الصنف
Aamus صه
Xididka الصهر
Codka faraska الصهيل
Cod صوت
Noqdey صار
Sawir صورة
Soonka الصوم
Ugaarsaday إصطاد
Daawayaqaan, shaqaalefarmashiye صيدلي
Daawagade, farmashiye, farmasii صيدلية
Xagaa صيف
Shiinaha الصين
Idaha الضأن
Waraabaha الضبع
Qoslay ضحك
Noqdey “naxwe”, barqadsadey أَضحى
Ciidweynta “ciiduladxaa: gowricidda” عيد الأضحى
Ka soohorjeeda ضدَ
Garaacay ضرب
Gooska الضرس
Falka joogtada “naxwe”فعل المضارع
Xooganayn, daciif ضعيف
Labalaabma المضعف
Raha الضفدع
Baadiyoobay ضل
Feer ضلع
God “naxwe” ضمةً
Magac uyaalka “naxwe” الضمير
Iftiimiyay أضاء
Kudaray أضاف
Lahaanshaha labada magac “naxwe” الإضافة
Marti ضيف
Ciriiri ضيق
Daaweyn, dib iyo caafimaad طب
Daaweeye, dabiib, dhaqtar طبيب
Dhaqtarka ilkaha طبيب الأسنان
Kariyay طبخ
Jikada المطبخ
Daabacay, soosaaray طبع
Shiiday طحن
Eryaday طارد
Dhinaca الطرف
Cunto طعام
Maqaayad مطعم
Bilaabay طفق
Ilmo طفل
Arday, ardayad طالب, طالبة
Codsaday طلب
Soobaxay طلع
Toogtay أطلق النارعلى
Bixitaanka الانطلاق
Ka tuuray أطاح
Dheer طويل
Dhamaaday طوى
Wanaagga الطيب
Duulay طار
Duuliye طيَار
Madaar iyo gegida dayuuradaha مطار
Shimbirta الطير
Koox طائفة
Wareegay طاف
Dhoobada الطين
Falkaabka “naxwe” الظرف
Ciddi ظفر
Noqdey socdey “naxwe” ظل
Dalad مظلة
Gardarada الظلم
Umaleeyay ظن
Muuqday ظهر
Dhabar ظهر
Ciyaarta العبث
Addoon iyo caabuday عبد
Ka gudbay عبر
U arkay اعتبر
Labada fal ee layaabka “naxwe” فعلا التعجب
Cajuus, duq عجوز
Carabta aan ahayn العجم
Qaamuus معجم
Tirooyinka الأعداد
Ka baxsanida “ka ahayn” عدا
Gudbaha “naxwe” المتعدي
Raaligaliyay إعتذر
Isbadalka shaqalka erayga u dambeeya الإعراب
Carabta العرب
Carabiga “afka” العربية
Ka soohorjeestay عارض
Bandhigay عرض
Balaar عريض
Qirtay إعترف
Gartay عرف
Daairatu-macaarif, mawsuuca دائرة معارف
Gartada “naxwe” المعرفة
Wanaagga المعروف
Dhididka العرق
Doob عازب
Edbinta التعزير
Gacaliye, gacaliso عزيزي, عزيزتي
Go’aansaday عزم
Malabka العسل
Lagayaabo عسى
Casho عشاء
Waqtiga, xiliga العصر
Ul عصا
Qaniinay عضّ
Xubinta العضو
Cadar iyo barafuun عطر
Hindhisay عطس
Haraaday, oomay عطش
Lasocotada “naxwe” العطف
Lasocotada caddaynta “naxwe” عطف البيان
Siiyey أعطى
Laf iyo lafo عظم, عظام
Weyn عظيم
Adaa mudan عفوا
Ciqaabay عاقب
Dabaqalooc عقرب
Xiray اعتقل
Garaadka العقل
Madhalays عقيم
Ka soohorjeeda عكسَ
Ka soolaadlaadiyey علق
Bilaabay علِق
Xinjirka العلق
Falka xarfihiisa isbadala “naxwe” المعتل
Aqoonyahan, falka layaqaanaha عالم, الفعل المعلوم
Summad علامة
Bartay تعلم
Baray علّم
Magaca gaarka ah “naxwe” العلم
Aqoon, cilmi علم
Aqoonta xoolaha علم الحيوان
Macalin معلمLaga yaabo علَّ
Kudhawaaqay أعلن
Korka iyo lasocotada على
Adeer iyo eedo عم, عمة
Ina adeerka ابن العم
Hormuud عميد
Meeqa ayaad jirtaa? كم هو عمرك؟
Waxaan jiraa 9 sanoأبلغ من العمر 9 سنة
Hoos u dheer عميق
Adeegsaday, isticmaalay إستعمل
Uladhaqmay تعامل
Sameeyay عمل
Indho la’aanta العمى
Ka عن
Canab عنب
Dembiga العنت
Xagga عندHabsiiyay عانق
Qoor عنق
Caarcaaro عنكبوت
Fasirnaanta المعنوي
Dhibtooday عانى
Balanka العهد
Machadka المعهد
Soonoqday عاد
Nabadgalay عاذ
Amaahday استعار
Deymiyey أعار
Qaawanaanta العورة
Guud, sanad عام
Ciid wanaagsan! عيد مبارك!
Noolaa عاش
Il عين
Nacaska dabaalka iyo doqonka الغبي
Berito غدا
Qado غداء
Quudiyay غذى
Galbeed غرب
Almaqrib, marooko المغرب
Ujeedada الغرض
Qol غرفة
Qolka cuntada غرفة الطعام
Qolka jiifka غرفة النوم
Biyo kudhexdhacay oo dhinta غرق
Weeraray غزا
Gudcurka الغسق
Dhaqay, meyray غسل
Qayaamay, qishay غش
Kufsiga الاغتصاب
Carooday, xanaaqay غضب
Daboolay غطّى
Dembidhaaf weydiista يسْتَغْفِر
Ka guuleystay تغلب على
Qalad غلط
Galka الغلاف
Xiray أغلق
Wiilka الغلام
Qaali, qiimo badan غالي
Karkaray غلي
Heesay غنى
Maalqabeen غني
Quusay ”biyaha hoostooda” غاص
Baadida الغي
Maqnaa غاب
Kayn, duur غابة
Xanta الغيبة
Roobka الغيث
Badalay غير
Masayr iyo hinaas غيرة
Saxaro, xaar غائط
Daruurta الغيم
Isku xigidda, ku xiran فاء
Furey iyo fure فتح, مفتاح
Furashada, guusha الفتح
Kordhow “naxwe” فتحةً
Imtixaanka الفتنة
Wiilka iyo gabadha الفتى, الفتاة
Fatwo ”go’aan sharci islaam bixin” فتوي
Mufti “go’aan sharci islaam bixiye” مفتي
Kayaabiyey فاجأQarxay انفجر
Baaridda الفحص
Bowdo فخذ
Faanidda الفخر
Baxsaday فر
Faraxsan فرحان
Erayada المفردات
Firdawsada iyo jannada الفردوس
Faarisiyiinta iyo iiraaniyiinta الفرس
Balanbaalis فراشة
Waajib فرض
Koox فريق
Tafsiirka “caddaynta” التفسير
Fadlan iyo waxaan kaa codsanayaa من فضلك
Doorbiday فضّل
Afuray “soon” أفطر
Ciid yarayda “ciidulfidriga” عيد الفطر
Sameeyay فعل
Fal, fale, lafale “naxwe” فعل, فاعل, مفعول به
Lafalaha goorta iyo goobta “naxwe” المفعول فيه
Lafalaha dartiis “naxwe” المفعول لأجله
Lafalaha dhan “naxwe” المفعول المطلق
Lafalaha lajira “naxwe” المفعول معه
Sabool فَقِير
Kaliya فقط
Fiqiga “barashada shareecada Islaamka” الفقه
Faqiih “shareeco-yaqaan”, aqoonyahan diin فقيه
Fikiray فكر
Miro فواكه
Liibaanta الفلاح
Waaberiga الْفَلَقِ
Doonta iyo xiddigga الفلك
Hebel فلان
Af فم
Fanaan فنان
Fanka, farsamada الفن
Koob فنجان
Funduq, hoteel iyo albeergo فندق
Tusmo فهرس
Gartay, kasay, fahmay فهم
Koox فوج
Guusha الفوز
Sare فوقَ
Falkaab, lasocotada iyo darteed في
Maroodi فيل
Qaarad قارة
Fool xun قبيح
Xabaal, qabri قبر
Qabtay قبض
Koofi قبعة
Qibladda ”halka loo tukado” القبلة
Ka hor قبلَ
Ogolaaday, aqbalay iyo lakulmay قبل
Dhunkaday, shumiyey قبّل
Isdagaalay تقاتل
Dilay قتل
Runtii iyo lagayaabo قد
Awooday قدر
Daahirnimada القدس
Isbaray “qof” قدم
Cag قدم
Hordhac مقدمة
Kudayashada القدوة
Uskaga القذر
Tuuridda القذف
Aqriyay قرأ
Qur’aanka “aqrinta” القران
U dhow قريب
Soojeediyey اقترح
Dhaawaca iyo xanuunka القرح
Daanyeer قرد
Go’aansaday قرر
Libaax badeed قرش
Qureysh qabiilka nabi Maxamed n.n.k. قريش
Amaahiyay قرض
Isubarbardhigay قارن
Gees قرن
Tuulada القرية
Wadaadka gaalada القس, القسيس
Garsooridda القسط
Qaybiyey قسم
Naxariis daran قاسي
Maqas مقص
Ulajeeday قصد
Madaxtooyada القصر
Gaaban قصير
Guska القضيب
Qaali iyo garsoore قاضي
Mukulaal, bisad, yaanyuur قط
Qidaar, tareen قطار
Gooyay قطع
Xeer, xeerar قاعدة, قواعد
Fariistay قعد
Booday قفز
Wadne قلب
Katiinadda القلادة
Kudayday iyo kudayasho قلد, تقليد
Buuryada القلف
Ka walwalay قلق
Yar قليل
Qalin قلم
Qalin qori, qalin rasaas قلم رصاص
Qamadiga القمح
Dayax, bil قمر
Qaamuus iyo badweyn قاموس
Shaar قميص
Rajadhigidda القنوط
Qaxwada القهوة
Maqaaxi, maqaayad, biibito مقهى
Hogaamiyey قاد
Waday قاد
Wuxuu yiri, wuxuu yiraahdaa قال, يقول
Bilaabay, istaagay قام
Iska caabiyay قاوم
Reer قوم
Xooggan قوي
Maalinta aakhiro يوم القيامة
Koobka الكأس
Sidii كاف
Sidii كأنّ
Beer كبد
Weyn كبير
Dugsi-qur’aan iyo malcaamad كتاتيب
Qorey, qore, qoraal كتب, كاتب, كتاب
Maktab, xafiis مكتب
Maktabad, laybareeri مكتبة
Garab كتف
Qariyay كتم
Badan كثير
Beensheegay كذب
Kubad, banooni كرة
Kubadda koleyga كرة السلة
Kubadda cagta كرة القدم
Dhibka الكرب
Ku dhawaaday كرب
Ku celiyey كرر
Tixgaliyay iyo deeqsinimada كرم
Nacay كره
Kasbaday, shaqaystay كسب
Jabey كسر
Hoosdhow “naxwe” كسرةً
Qorax-madoobaad كسوف
Caajisnimada الكسل
Labiska الكسوة
Feyday كشف
Halgamay كافح
Gaaloobay, beeniyay, gaal كفر, كافر
Deeqitaanka الكفاية
Xiddigga الكوكب
Dhamaan كل
Sidaas ma aha كلا
Eyga الكلب
Hadal كلام
Hadlay تكلم
Ma ku hadashaa afka carabiga? هل تتكلم اللغة العربية؟
Hadlaha ”aniga” naxwe متكلم
Eray كلمة
Meeqa, imisa كم
Meeqa saac? , waa imisadii? كم الساعة؟
Dhan كامل
Gabaday كمن
Disembar كانون الأول
Janaweri, janaayo كانون الثاني
Kaniisad كنيسة
Koronto كهرباء
Godka الكهف
Sigtey كاد
Ahaa iyo walaalaheed “naxwe” كان وأخواتها
“Si” كي
Sidee كيف
Sidee tahay? كيف حالك؟
Mukeef, eerkudhiishan مكيف
Diidada, dheeradka iyo diidmada لا
Fartada, bilaabidda, dhaarta, u goonida لام
Xirtay “dhar” لبس
Caanaha اللبن
Cirid لثة
Ogaaday لاحظ
Waxyar sug لحظة
Gaaray لحق
Hilib لحم
Gafka xagga naxwaha اللحن
Garka اللحية
Magudbaha “naxwe” اللازم
Carab لسان
Tuugga اللص
Naxariis لطيف
Dharbaaxidda اللطم
Ciyaaryahan لاعب
Ciyaaray لعب
Ciyaar لعبة
Qaaddo iyo macalgo ملعقة
Lagayaabo لعل
Fogaynta iyo nacladda اللعن
Daalka اللغوب
Halxiraalaha اللغز
Afka hooyo لغة الأم
Baro afka carabiga ”Qur’aanka” تعلم اللغة العربية
Eray, erayada لفظ, الألفاظ
Xaraf ahaanta اللفظي
Naanaysta اللقب
Talaalay لقح
Dhul kahelay لقط
Lakulmay التقى
Waa inoo kulan dambe إلي اللقاء
Feer ملاكمة
Hase ahaatee لكنْ
Diidmada joogtada لم
Taabtay لمس
Iftiimay لمع
Diidmada joogtada iyo timaadada لن
Olol لهب
Shardiga “haddii” لو
Ku boorin لولا
Ku boorin لوما
Eedda اللوم
Midabeeyay, rinjiyeeyay لوّن
Midabada الألوان
May لا
Diidmada ma aha لاتَ
Filasho ”tollaay” ليت
Ma aha ليس
Habeen ليل
Waxay tilmaantaa kooxda labka ميم
Wax ما
Diidmada “ma aha”ما
Diidmada joogtada لمّا
Maxaad halkan u joogtaa? لماذا انت هنا؟
Waa maxay? maxay? ماذا؟
Ka helay استمتع
Goorma متى
Taallo تمثال
Erayga xarafkiisa ugu horeeya isbadala “na” المثال
Sida مثل
Maahmaahda المثل
Wargeys مجلة
Lacag la’aan مجانا
Badweyn محيط
Amaanta المدح
Magaalada المدينة
Tan iyo مذ
Siiwaday استمر
Dhanaan مر
Naag امرءة
Kalkaaliso ممرضة
Xanuunsan مريض
Iskuqasay مزج
Kaftamay مزح
Jeexay, dilaaciyey مزق
Tirtiray مسح
Qabtay أمسك
Noqdey “naxwe” fiidsadey أَمسى
Fiidka المساء
Shanlo مشط
Socday تمشّى
Masar “wadan” مصر
Calaanjiyay مضغ
Tagtada ”naxwe” الماضي
Roobka المطر
Lasocda مع
Ri, ari ماعز
Awoodey مكن
Cusbo ملح
Malaaig ملائكةBoqor, boqorad ملك, ملكة
Yeeris إملاء
Buuxiyay ملأ
Buuxsan ممتلئ
Qof من
Yaad ahayd?, kumaad ahayd من أنت؟
Bilaabidda “ka”, qaar من
Siinta المنح
Tan iyo منذُ
Diiday امتنع
Rajeeyay تمنى
Xirfadda المهنة
Dhimashada الموت
Hiray ”badda” ماج
Maadada ”qaybta waxbarasho” المادة
Moos, muus موز
Boqol مِئَة
Dhintay ميَت
Biyaha الماءُ
Warka النبأ
Dhir نبات
Kalasoobixidda الاستنباط
Digista التنبيه
Nebiga, rasuul النبي
Tiraab نثر
Guuleystay نجح
Gargaarka النجد
Gooska dambe الناجذ
Boqorka xabashida النجاشي
Kitaabka nebi Ciise n.k. “injiil” الإنجيل
Xiddig نجم
Badbaaday نجا
Gowraca النحر
Shinni نحلة
Annaga نحن
Naxwe, xeer afeed نحو
Doorashada الانتخاب
Baroordiiqay iyo ooyay ندب
Shallayto ندامة
Shallaayay ندم
Aqoon isweydaarsi ندوة
Dhawaaqtada “naxwe” المنادى
Siibay نزع
Dagay نزل
Guri منزل
Ku haboonaaday ناسب
Tolmo نسجٌ
Guuriyay نسخ
Cibaadada النسك
Tafiirta النسل
Dumar النساء
Hilmaamay نسي
Bilaabay أَنشأً
Koray نشأ
Heeso “diini” أناشيد
Fidiyey نشر
Firfircoonaaday نشط
Kordhow “naxwe” نصب
Lafalaha magacyada “naxwe” المنصوب من الأسماء
Aamusnaanta الإنصات
Lataliyey نصح
U gargaaray نصر
Gaalada “masiixiga” النصارى
Barka النصف
Hadlay نطق
Sugay انتظر
Eegay, fiiriyey نظر
Nadiifiyay نظف
Tix نظم
Tilmaamaha “naxwe” النعت
Kabta النعل
Haa نعم
Alla wanaagsanaa نعم
Ogeysiinta geerida النعي
Afuufay نفخ
Daaqad, dariishad نافذة
Fuliyay نفذ
Utartamay تنافس
Neefsaday تنفس
Waxtarka النفع
Bixiyey أنفق
Inkiray نفى
Indhashareerka النقاب
Faaqidis iyo dhaleecayn نقد
Badbaadiyey أنقذ
Kaladooday ناقش
Falka xarafkiisa udambeeya isbadala “nax” ناقص
Madhamaha “naxwe” الناقص
Buriyay iyo kabaxay نقض
Arinta النقطة
U wareegay انتقل
Wareejiyay نقل
Aarsaday انتقم
Lamagartada “naxwe” النكرة
Xumaanta المنكر
Shabeel نمر
Quraanjo نملة
Iskudiray نم
Koray نمى
Dhicidda النهب
Jidka cad iyo qaabka waxbarasho المنهاج
Maalin نهار
Webi نهر
Kacay نهض
Dhameeyay أنهى
Reebidda النهي
Utaaganaha falka “naxwe” نائب الفاعل
Iftiinka iyo dabka النور, النار
Jaadka النوع
Seexday نام
Labashaqlidda التنوين
Go’aansaday, niyeeystey نوى
Abriil نيسان
Kordhinta النيف
Soojeedinta ها
Ka soo qaad هب
Bilaabay هبَّ
Dagay هبط
Siil مهبل
Haatif, taleefan هاتف
Haatif naqaal, taleefan gacan هاتف نقال
Higaadiyey تهجأ
Habeen seexday iyo salaadda habeenka تهجد, التهجد
Qaxay هجر
Hijrada sanadka muslimiinta الهجرة
Weeraray هاجم
Xumaan ka sheegidda الهجاء
Deggan هادئ
Hanjabidda iyo hudhudka التهديد, الهدهد
Yoolka الهدف
Burburinta الهدم
Xabadjoojinta الهدنة
Hanuunka الهدى
Kan هذا
Edeb leh مهذب
Baxsaday هرب
Duqnimada الهرم
Ku jeesay هزأ
Ruxay, gilgilay, gariiray هزّ
Dheelka الهزل
Jabay هزم
Roobka aan kala go’ayn الهطل
”Ma” eray weydiimeed هل
Ma qiijisaa?, ma cabtaa? “sigaar” هل تدخن؟
Bisha الهلال
Ku boorin هلا
Murugada الهم
Xiiseeyay اهتم
Iyaga ”lab” هُم
Labadooda هُما
Hamzada “alif gaabka”همزةweydiinta, isla simidda iyo dhawaaqtada
Hamzada goynta ”naxwe”همزة القطع
Hamzada dhejinta ”naxwe”همزة الوصل
Iyaga ”dheddig” هُن
Halkan هنا
Halkaas هناك
Handasa, joomateriهندسة
Muhandis guri, injineer guri مهندس معماري
Kuwan iyo kuwaas هؤلاء, أولئك
Isaga هو
Iyada هي
Dhawaaqtada “ow” هيا
Kooxda, qaabka, lasocdaha iyo dhaarta واو
Xabaalay gabadhiisa oo nool وأد
Baroordiiqa وا
Booday وثب
Cunto fudud وجبة خفيفة
Helay وجد
Koobanaha الموجز
Xanuunka الوجع
Kow واحد
Towxiid “inuu Eebbe hal yahay” توحيد
Dooxa iyo waadi وادي
Dhaxlay, dhaxal ورث, ميراث
Imaaday وصل
Magaca xiriiriyaha “naxwe” الاسم الموصول
Lakulmay واجه
Weji وجه
Warqad ورق
Gadaashiis وراءَ
Wasaarad وزارة
Wasiir وزير
Uskag, wasakh وسخ
Baryey توسل
Mawsuuca, insaykolobeedhya موسوعة
Ku dhawaaday أَوشك
Kutilmaamay وصف
Laxiriiray, wacay اتصل
U dardaarmay أوصى
Weysada الوضوء
Dejiyey, dhigay وضع
Balanqaaday وعد
Waanada الوعظ
Kuraacay وافق
Gutay وفى
galay وقب
Shidaalka الوقود
Filanayay توقع
Saxiixay وقع
Istaagay وقف
Dhoorsoonaanta التقوى
Xoojinta “naxwe” التوكيد
Falka xoojiyaha “naxwe” الفعل المؤكد
galay ولج
Dhashay, wiil ولد
Miilaadiga, sanadka gaalada الميلاد
Maraykanka الولايات المتحدة
Dekkad ميناء
Hoog ويل
Dhawaaqtada, baroordiiqa iyo soojeedinta يا
quustay iyo rajodhigay يئس
Agoon يتيم
Gacan يد
Fudeydka, qamaarka, bidixda اليسر, الميسر, اليسرة
Kacay ”hurdada” يقظ
Garashada اليقين
Weysashada, qooleyda, badda تيمم, اليمام, اليم
Midig iyo dhaar يمين
Bislaadey ”miraha” ينع
Maanta اليوم
الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات
Waxaa mahad iska leh Eebbe kaa soo galaddiisu ku dhamaadaan wanaagyaalku
Download Buuga oo dhamaystiran: PDF (216 KB) – DOC (1.4 MB)