Allaah baa mahad iska leh allahaasoo ah barbaariyaha uunka oo dhan (kawnka), naxariis iyo nabad galyana rususha imaamkoodii korkiisa ha ahaato oo ah nabigeenii Maxamed iyo eheladiisii iyo asxaabtiisa dhammaantoodba, intaas kadib: Islaamku waa in la qiro inuusan jirin ku xaq lagu caabudo oo aan Allaah ahayn, maxamedna uu yahayContinue Reading