Allaah baa mahad iska leh allahaasoo ah barbaariyaha uunka oo dhan (kawnka), naxariis iyo nabad galyana rususha imaamkoodii korkiisa ha ahaato oo ah nabigeenii Maxamed iyo eheladiisii iyo asxaabtiisa dhammaantoodba, intaas kadib: Islaamku waa in la qiro inuusan jirin ku xaq lagu caabudo oo aan Allaah ahayn, maxamedna uu yahayContinue Reading

Weli lama daabicin kitaabkan Qof kasta ayaa xaq u leh inuu daabacdo kitaabkan oo ma dhowrsana La soo xiriirka qoraha ee ku saabsan kitaabka Haddii aad xiiseyneysid kitaabkan oo aad dooneyid inaad ogaato sidii lagu heli lahaa, iyo haddii aad ku aragtid khaladaad, Eebbe kaliya ayaa dhamaystirane ha kaa abaalmariyo.Continue Reading