Sideed uga faa idaysan kartaa fasaxyadaada – Maxamed Axmed Cilmi Saylici
2019-04-17
Su’aal: Sideen uga faa idaystaawakhtiyada fasaxa? Shaki kuma jiro in wakhtigu yahay raysamaalka ugu muhiimsan ee qofku haysto inta uu nool yahay, taasi oo macanaheedu yahay in wax waliba oo uu waayo uu heli karo badalkiisa, tusaale ahaan lacagtu way timaadaa wayna baxdaa, cilmiga waa la bartaa waana la hilmaamiContinue Reading