Soonka cashuura
2019-04-17
SU’AAL KU SAABSAN MAALINTA CASHUURA SU’AAL: hadii la igu leeyahay maalmo ka mid ah soonkii bishii ramadaan, ma soomi karaa maalinta caashuura ama carafo ama soon kale oo sune ah? JAWAAB: qofka hadii lagu leeyahay soon faral ah waxaa la rabaa in uu ka horaysiiyo qallihiisa (gudidiisa) soon kasta ooContinue Reading