Soonka maalinta caashuuraa – Maxamed Axmed Cilmi Saylici
2019-04-17
Walalayaal waxaan halkaan idiinku soo gudbinaynaa, kalmado kooban oo kussabsan FADLIGA SOONKA MAALINTA TOBONAAD EE BISHA AL-MUHARRAM oo ah bisha koowaad ee sanadka HIJRIGA..oo aan hadda kujirno. Bisha Al-muharram waa bil barakaysan oo ku wayn Allaah agtiisa, waxeyna ka midtahay afarta bilood ee loo yaqaan [..[الأشهرالحُرُم bilaha xurmada leh..sida QuraankaContinue Reading